WARAYSI: Abwaan Gama'diid oo ka hadlay Dastuurka & Cilmaaniyadda soona saaray gabay cusub.
Ma ogtahay waxyaabaha dhex jiifa dastuurka loo dajiyey daba-dhilifyada Soomaaliya? Muxuuse yahay xiriirka ka dhexeeya Dumuquraadiyadda, iyo Cilmaaniyadda?
